Skip to main content

Posts

Maxamuud lafle

Maxamuud lafle 
Recent posts

Xubno hoosaadka ururka deyda

Xubno hoosaadka ururka deyda Doorashadii xubnaha ururka duuda hooy Marki. Aan waxbadan iska weydiiyey horumarka degaanka duud hooyo iyo, Cirib dameedka mustaqbalka, fog insha,  allaah. Waxa aan diirada saaray maadaaba la ii doortaay gudoomiyaha ururka dhalinta duuda, waxa aan, ku hamiyey in aan doorto. Xubno aan ka noqod lahayn anoo tix gelinaaya oo missana kaasha naaya  gudiga iyo ururka qaybihiisa kala duwan.   Gudiga  sporiga Gu:           c/risaaq. Cali xuseen Gu:ku.     Maxamed aadan cumar Cabtan:  c/raxmaan jaamac boobe Gudiga nashaadka(firfircoonida) Gu:  c/shakuur shaacuur xagar Gu:ku. Cureeji cabdu qaadir Farsamo:  axmed qayrab yuusuf Laanta caafimaadka Gu: aamino cali Gu:ku. Cade yuusuf Xog: haye.  Zubeyr musse Gudoomiye moha lafta